Via Roma, Xamar Weyne, Muqdisho

Ballan La-tashi

Ballan Qabso

Dooro maalmaha la-tashiga midkood oo si kooban noo sheeg waxa aad u baahan tahay. Waxaan kuugu xaqiijin doonnaa ballanta telefoon ama iimayl.

Maalmaha La-tashiga

  • 18/10/2026 (Axad)
  • 20/10/2026 (Talaado)
  • 22/10/2026 (Khamiis)

La-tashiyada waxay dhacaan Axadda, Talaadada iyo Khamiista. Haddii aan taariikhahaas midkoodna kugu habboonayn, noo soo wac waxaanan heli doonnaa mid kale.

Cinwaanka Xafiiska

Dhismaha BIG GATE, ka soo horjeedka Daarta Binkuweyr, wadada Via Roma, Degmada Xamar Weyne, Muqdisho - Soomaaliya

Qabsashada Ballanta